DHEGEYSO: Dugsiyada dalka oo toddobaadka dambe loo fasixi doona 48 bilyan

0
257

Wasiirka wasaaradda maaliyadda iyo qorsheynta dhaqaalaha qaranka John Mbadi, ayaa ka hadlay dib u dhaca ku yimid bixinta lacagaha iskuullada.
Sida uu sheegay Mbadi, bixinta lacagaha waxaa caqabad ku noqotay daynta lagu leeyahay dalka.
Wasiirka maaliyadda ayaa sheegay in usbuuca dambe dugsiyada loo fasixi doono 48 .8 bilyan oo shillinka dalka taasi oo ah boqolkiba 50 lacagaha loo qoondeeyay skuulada.