Dugsiyada sida gaarka ah loo leeyahay ee ku yaalla xeryaha qaxootiga Dadaab ee ismaamulka Garissa ayaa natiijo wanaagsan ka soo hooyay imtixaanka fasalka afaraad ee dugsiyada sare ee (KCSE) ee sanadkii hore, marka loo barbardhigo iskuullada dowladda iyo kuwa hay’adaha maamullaan ee deegaankaasi.
5 ka mid ah ardaydii imtixaanka KCSE ka sameeyay dugsiga Sunlight ee xerada IFO ayaa soo hooyeen buundada labaad ee A-, waxaana halkaasi lagu qabtay dabbaal deg ku aaddan natiijada.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan faahfaahinaya
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dugsiyada sida gaarka loo leeyahay ee ku yaalla Dadaab oo natiijooyin wanaagsan...