Dhallinyarada deegaanka Bomachoge Chache ee ismaamulka Kisii ayaa dowladda ugu baaqay in ay wax ka qabato falalka afduubka.
Joseph Oboge oo da’yartan ka mid ah ayaa sheegay in afduubyada ka dhacay gudaha waddanka ay yihiin kuwo dhaawacaya sumcadda dimuqraadiyadeed ee Kenya.
Waxaa uu madaxweyne William Ruto ka codsaday inuu ku dadaalo xaqiijinta sidii murugada looga dulqaadi lahaa waalidiinta ay carruurtooda ka maqan yihiin.