DHAGEYSO:Shacabka Kilifi oo doonaya in amniga la adkeeyo

0
163

Dadweynaha ku nool degmada Watamu ee ismaamulka Kilifi ayaa dowladda ugu baaqay in xilli fasaxeedka Christmas ay amniga si wayn u adkeyso .
Qaar ka mid ah shacabka oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in maadaama ay halkaasi tagayaan dad kala duwan ay sugidda nabadgalyada lagama maarmaan tahay.
Waxay dhanka kale xuseen in ay dhibaatooyin kala kulmaan saraakiisha ammaanka.