DHAGEYSO:Alfred Mutua oo dhallinyarada ugu baaqay in ay iska diiwaangeliyaan shaqooyinka dibadda

0
331

Wasiirka wasaaradda shaqaalaha iyo badbaadinta bulshada ee dalka Dr.Alfred Mutua ayaa sheegay in dowladda ay sameyneyso dadaallada ku aadan xallinta shaqo la’aanta dhallinyarada ee waddanka.
Waxaa uu dhallinyarada ka codsaday inaysan iska indha tirin qorshaha ay dowladdu ku dooneyso inay shaqo uga raadiso dalka dibaddiisa.
Wasiirka ayaa sidoo kale ugu baaqay dhallinyarada in ay iska diiwaangeliyaan shaqooyinka dibadda.