DHAGEYSO:Xubno ka mid ah xisbiga ODM oo dhaliil u jeediyay senatarka Vihiga

0
355

Hoggaamiyayaasha siyaasadeed ee xisbiga ODM ee gobolka Galbeedka dalka ayaa ka codsaday senatarka ismaamulka Vihiga Godfrey Osotsi inuu ilaaliyo nidaamka saxda ah marka laga hadlayo arrimaha gudaha ee xisbiga.
Barasabaaka ismaamulka Kakamega Fernandes Barasa iyo xildhibaanka laga soo doortay deegaan baarlamaaneedka Butere Tindi Mwale ayaa ugu baaqeen Godfrey Osotsi oo sidoo kale ah hoggaamiye ku xigeenka xisbiga ODM inuu u hoggaansamo xeerarka xisbigan.