Maamulayaasha dugsiyada hoose dhexe oo uu shir uga furmay Mombasa

0
180

Waxaa shir maanta u furmay maamulayaasha dugsiyada hoose dhexe ee KEPSHA.
Shirweynaha qaran ee ururkan ayaa waxaa uu ka furmay magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta.
Waxaa ay urukan sheegeen in qodobbo muhiim ah looga hadli doono shirkan.
Ururka ay ku mideysan yihiin maamulayaasha dugsiyada hoose dhexe ee KEPSHA ayaa dowladda ugu baaqay in ay fuliso ballanqaadkeedii ahaa in sanadka soo socda ay shaqaaleysiin doonto macallimiin dheeraad ah.
Waxaa ay intaasi ku dareen la dhameystiro fasallada Grade 9 ee dugsiyada JSS.