DHAGEYSO:Arday ka mid ah kuwa KCSE-da sameynaya oo ku geeriyooday Meru

0
333

Iyadoo maanta guud ahaan dalka uu ka billowday imtixaanka fasalka afaraad ee dugsiyada sare ee KCSE-da, ayaa lagu soo warramayaa inuu saqdii dhexe ee xalay dhintay arday qorshuhu ahaa inuu imtixaankan u fadhiisto.
Guddoomiyaha dowladda dhexe ku matala ismaamulka Meru Jacob Ouma ayaa sheegay in ardaygan uu ku dhintay deegaanka galbeedka Tigania ee dowlad deegaankaasi.