DHAGEYSO:Mudavadi oo sheegay in laamaha dowladda ay ilaalinayaan dimuqraadiyadda

0
294

Madaxa wasiirrada dalka ahna wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo qurba joogta Musalia Mudavadi ayaa bogaadiyay waxqabadka waaxyaha kala duwan ee dowladda.
Waxaa uu sheegay in golaha fulinta, baarlamaanka iyo garsoorka ay muujiyaan muhiimadda ay leedahay dimuqraadiyadda.
Mudavadi ayaa carrabka ku adkeeyay in kastoo ay waaxyahan wajahaan caqabado kala duwan haddana ay muujiyeen wax tarkooda si waafaqsan dastuurka dalka.