Militeriga Israa’iil oo sheegay inay dileen hoggaamiyaha uruka Xisbullah

0
89

Ciidamada militeriga ee Israa’iil ayaa bayaan ay soo saareen waxay ku sheegteen in duqeyn ballaaran ay xalay fiidkii ka fuliyeen koonfurta magaalada Beirut ay ku dileen hoggaamiyaha ururka Xisbullah ee dalka Lebanon Xasan Nasrallah.
Ma jiro wax war oo ka soo baxay ururka Xisbullah ee ku aadan sheegashasa militeriga Israa’iil.
Wixii ka soo kordo qodobkan halkan ayaad kaga bogan doontan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here