DHAGEYSO:Tana River: In ka badan 10,000 oo qof oo ay saameyn ka soo gaartay daadadka oo weli ku nool xeryo ku meel gaar ah

0
310

In ka badan 10,000 oo qof oo ku nool ismaamulka Tana River oo ay saameyn ka soo gaartay daadadkii horraan u sameeyay dowlad deegaankaasi ayaa wali ku nool xeryo qaxooti oo ku meel gaar ah.
Waxay dowladda ka codsadeen in dib u dejin u sameyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here