In ka badan hal milyan oo qof oo ku gaajeysan Qaza

0
258

Afhayeenka Qaramada Midoobay Stephane Dujarric ayaa sheegay in ugu yaraan hal milyan oo ruux oo ku nool Bartamaha iyo Koonfurta Qaza ee dalka Falastiin ay baahan yihiin.
Waxaa uu xusay in dadkan aan gargaar cunno la siin bishii hore.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in xaaladda baniaadannimo ee ka taagan Qaza ay tahay mid aad u daran.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here