DHAGEYSO:Shacabka xaafadda Kunaso oo muujiyay cabasho dhanka biyaha ah

0
190

Qaar ka mid ah shacabka ku nool xaafadda Kunaso ee magaalada Garissa oo la hadlay Idacaadda Star fm ayaa sheegay in uu jiro taangi ama haan laga dhisay xaafadaasi oo aan weli dhuumo lagu xiriirin waxayna sheegeen in loo furo kaliya markii xafaadaha biyo loo qaybiyo.
Qaar ka mid ah dadweynaha Kunaso oo cabashadooda la wadaagaya warbaahinta ayaa yiri.