DHAGEYSO:Kalonzo Musyoka oo beeniyay inuu qafiifiyay mowqifkiisi siyaasadeed

0
327

Madaxa xisbiga Wiper Kalonzo Musyoka ayaa beeniyay inuu fududeeyay mowqifkii uu horay ku dhaliilay xubnaha ka tirsan xisbiga ODM ee ku biiray golaha wasiirrada ee dowladda.
Xilli uu munaasabad kaniiseed uga qayb galay ismaamulka Kirinyaga ayuu sheegay in xita haddii ay ODM la shaqeynaysa dowladda in xisbiyada kale ee ka tirsan isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja-One Kenya ay sii jiri doonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here