Wararka Kenya DHAGEYSO:Guddoomiyaha Lamu oo ku baaqay in qaranka loo duceeyo By star - July 21, 2024 0 144 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Barasaabka ismaamulka Lamu Issa Timamy ayaa madaxda diimeed ka codsaday in ay waddanka u duceeyaan. Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in Kenya ay maraysa marxalad adag oo u baahan in lagu fududeeyo Alle bari si loo xalliyo caqabadaha jira. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2024/07/Guddoomiyaha-Lamu.mp3