Ugu yaraan 50 qof oo Qaza lagu dilay 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay

0
322

Wasaaradda caafimaadka ee Qaza ayaa sheegtay in Israa’iil ay 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay ay dishay ugu yaraan 50 qof.
Laga soo billaabo 7-dii bishii Tobnaad ee sanadkii hore, duqeymaha ay Israa’iil weli ka wado Qaza waxaa ku dhintay ugu yaraan 38,345 ruux halka la dhaawacay 88,295 kale.