16 qof oo ku dhintay qarax ka dhacay Suuriya

0
87

Saraakiisha difaaca madaniga ee Suuriya ayaa maanta sheegay in qarax hore ee duug ah uu qarxay kadibna dilay ugu yaraan 16 qof.
Qaraxan oo shalay ka dhacay magaalada Latakia ee ku taal badda Mediterranean-ka ayaa dumiyay dhismo afar dabaq ah halka dadka deegaanka ay ku duugmeen burburka hoostiisa.
Saraakiisha gurmadka ayaa tan iyo xalay ku howlanaa soo saaridda dadka ka badbaaday qaraxan.