Qaar ka mid ah dadka ku nool magaalada Garissa ayaa soo dhaweeyay go’aankii uu shalay madaxwaynaha dalka Uhuru Kenyatta u dib isugu furay isku socodka ismaamullada dalka ka dib markii uu meesha ka saaray xayiraad saarnayd 5 dowlad deegaan oo kala ah Nairobi, Machakos, Kiambu, Kajiado iyo Nakuru.
Xayiraaddan ayaa adkeysay in dadweynaha ku nool Garissa si la mid ah ismaamullada kale ay u soo safraan caasimadda dalka ee Nairobi.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dadweynaha Garissa oo soo dhaweeyay isku socodka ismaamullada ee la furay