DHAGEYSO:Beeralayda Garissa oo dibadbax sameeyay

0
136

Beeraleyda magaalada Garissa ayaa banaanbax ka dhigay magaalada Garissa.
Waxay tageen xafiiska barasaabka ismaamulka Garissa iyagoo dowlad deegaankaasi iyo dowladda sare ka codsaday in ay wax ka qabato saameyntii daadadka ay ku yeesheen beerahooda oo la siiyo magdhow.
Qaar ka mid ah beeralaydan oo warbaahinta la hadlay ayaa dareenkooda sidatan u muujiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here