Ismaamullada oo miisaaniyadda loo kordhiyay

0
128

Dowladda dhexe ayaa lacagaha ay siiso ismaamullada ku kordhisay 14.69 bilyan oo shilin.
Waxaa horay loo qoondeeyay 385.4 bilyan balse sanad maaliyadeedka billaabanaya 1-da bisha Toddobaad ee July ee sanadkan waxay ismaamullada dowladda sare siin doontaa 400.1 bilyan.
Madaxweyne William Ruto ayaa xusay in qoondada ismaamullada ee dastuuriga oo horay ahayd boqolkiiba 15 in ay gaarsiiyeen ilaa 25 boqolkiiba.
Ujeeddada arrintan laga leeyahay ayuu ku sheegay dardargelinta adeegyada shacabka loo fidiyo.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here