DHAGEYSO:Guddiga dhisidda guriyaha ee Nairobi oo sheegay inuu u hoggaansamanaya arrin uu dhawaan madaxweynaha ka hadlay

0
203

Guddiga ganacsatada dhisa guriyaha ee ismaamulka Nairobi oo maanta shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in ay u hoggaansamayaan hadal uu dhawaan jeediyay madaxweynaha dalka William Ruto kaasi oo ku saabsanaa xaddidaaha dhanka dheerarka dabaqyada laga dhiso agagaarka xarunta ciidamada militariga ee ilaallada hawada wadanka ee Kenya Airforce ee deegaanka Kamukunji .
Waxay ka digeen in maamullada dowladda ay si khaldan u dhaqangeliyaan hadalkii madaxweynaha oo ay carqaladeeyaan howlaha dhismaha ee la ansixiyay ee socdo.
Cabdullahi Tuuryare ayaa qodobkan faahfaahinaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here