DHAGEYSO:Ganacsatada Malindi oo ka cabanaya meherado laga burburiyay

0
455

Ganacsatada xaafadda Maweni ee deegaan baarlamaneedka Malindi ee ismaamulka Kilifi ayaa cabasho ka muujinaya in dowladda hoose ay ka burburisay goobo ay ku ganacsanayeen.
Waxay sheegeen in aan waqti ku filan la siin ka hor inta aan meheradaha dhulka lala simin.
Ganacsatada ayaa intaasi ku daray in ay goobaha laga dumiyay ku shaqeysanayeen muddo 30 sano ah waxayna doonayaan in dowladda hoose ee ismaamulka Kilifi ay siiso xarumo kale.

Hasa ahaate,wakiilka deegaanka hoose ee Shella ee Malindi Maxamad Abanur ayaa sheegay in meelaha la dumiyay ay ku yaalleen agagaarka waddada oo la ballaarinaya.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here