Wasaaradda tacliinta ee dalka oo soo bandhigaysa qorsho istaraatiiji ah

0
89

Wasaaradda waxbarashada ee dalka ayaa maanta soo bandhigaysa qorshaha qaran ee istaraatiijiga oo ah midkii afaraad.
Nidaamkan ayaa waxaa ku xusan siyaabaha la adeegsan doono muddo shan sano ah.
Waxaa uu qorshahan wasaaradda u fududeynaya in ay xaqiijiso in dhammaan ardayda ay helaan waxbarasho iyo tababarro ay u siman yihiin oo tayo leh.
Sidoo kale waxaa uu wanaajinaya maamulka iyo isla xisaabtanka dhanka tacliinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here