Dab saameeyay dugsiga sare ee gabdhaha ee magaalada Habasweyn

0
234

Waxaa lagu soo warramayaa in xalay dab xooggan uu ka kacay dugsiga sare ee gabdhaha ee magaalada Habasweyn ee deegaan baarlamaaneedka Koonfurta ismaamulka Wajeer ee Senior Ogle Girls Secondary School.
Dabka ayaa saameeyay qeebaha jiifka ee dugsigaasi.
Dhanka kale, hooyo ka mid ahayd dadkii soo gurmday ayaa waxaa jiiray gaariga guddoomiyaha dowlad dhexe ku matala deegaanka Habasweyn, iyadoo la xaqiijiyay inay geeriyootay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here