DHAGEYSO:Shacabka Garissa oo loogu baaqay qaadashada kaararka Huduma

0
827

Guddoomiyaha ammaanka ee ismaamulka Garissa ayaa bulshada ku wargaliyay in ay soo doontaan kaararka lagu fududeynaya bixinta adeegyada ay dowladdu u fidiso shacabka ee loo yaqaano Huduma Number
Maxamad Mooge ayaa qodobkan dhameystiraya