Wararka Kenya DHAGEYSO:Duqii hore ee Mandera oo baaq u diray wakiillada Wajeer By star - April 21, 2021 0 582 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Maxamad Kaahiye Cismaan oo ku magac dheer Xaaji buullow oo horay u soo noqday duqii magaalada Mandera ayaa baaq u diray wakiillada golaha hoose ee dowlad deegaanka Wajeer oo shalay barasaabka ismaamulkaas ka gudbiyay mooshin xilka qaadis ah.