Barasaabka ismaamulka Siaya James Orengo ayaa dhaliilay tallaabada ay dowladda dhexe ay ku doonayso inay dhallinyarada Kenyaanka ay shaqooyin uga raadiso dibadda.
Waxaa uu tallabaadaasi ku tilmaamay mid sumcad darro ku ah dhallinyarada kenyaanka.
Orengo ayaa tilmaamay in dowladda dhexe ay mas’uuliyad ka saaran tahay in dhallinyarada shaqo abuur uga sameyso dalka gudihiisa.
Waxaa uu intaasi ku daray in qiimaaha sarreeya ee macishadda uu dhallinyaro badan u horseeday shaqo la’aan.
Home Wararka Kenya James Orengo oo dhaliilay qorshaha dowladda ay ku doonayso in dhallinyarada shaqooyin...