DHAGEYSO:Barasaabka Mombasa oo shaaca ka qaaday deeq waxbarasho oo ardayda dugsiyada hoose dhexe ee ismaamulkaasi looga bixinaya

0
252

Qaar ka mid ah madaxda siyaasadeed ee ismaamulka Mombasa ayaa soo dhaweeyay tallaabo uu qaaday barasaabka dowlad deegaankaasi Cabdulswamad Shariif Nassir.
Guddoomiyaha Mombasa ayaa dhawaan shaaca ka qaaday in maamulkiisa uu deeq waxbarasho ka bixin doona dhammaan ardayda dhigta dugsiyada hoose dhexe ee ismaamulkaasi.