DHAGEYSO:Mid ka mid ah waxgaradka Garissa oo dhallinyarada ismaamulkaasi uga digay tahriibka

0
194

Xasan Sheekh Cali oo loo yaaqano Big Man kana mid ah waxgaradka ismaamulka Garissa ayaa dhallinyarada dowlad deegaankaasi uga digay tahriibka iyo dhibaatada uu leeyahay.
Waxaa uu da’yarta ugu baaqay in ay ku sugnaadaan dhulkooda hooyo si aysan naftooda khatar u gelin.