Bisha Ramadaan oo aan laga arag Sacuudiga shalay

0
532

Wararka naga soo gaaraya boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheegaya in bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan aan halkaas laga xaqiijin.
Galinkii hore ee shalay ayay ahayd markii ay kulan qaateen xubnaha guddiga arrimahan qaabilsan.
Sidoo kale maanta ayaa la filayaa in dowladda isu tagga imaaraadka carabta laga shaaciyo in bisha Ramadaan ay billaabanayso berri.