Thailand oo laga xaqiijiyay in ka badan 500 oo ah xaaladaha cusub ee corona

0
380

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Thailand ayaa maanta shaacisay in ay diiwaangelisay 559 oo ah xaaladaha cusub ee cudurka COVID-19.
Tirada guud ee kiisaska caabuqa corona ee ilaa iyo hadda gudaha wadankaas laga diiwaangeliyay ayaa gaartay 30,869.
Sidoo kale hal qof oo dheeraad ah ayaa halkaas cudurka ugu dhintay waxayna dhimashada guud ee ka dhalatay COVID-19 gudaha Thailand hadda tahay 96 qof.