DHAGEYSO:Mid ka mid ah odayaasha Mandera oo baaq u diray dadka ku nool gobolka waqooyi bari

0
542

Mid ka mid ah odoyaasha ku nool ismaamulka Mandera oo walaac ka muujiyay xaaladda cudurka Covid-19 ayaa bulshada ku nool gobolka waqooyi bari ugu baaqay inay Eebe u laabtaan oo ayna ka taxadarraan halista uu leeyahay fayraskan