Dowladda oo shacabka u xaqiijisay badqabkooda

0
281

Madaxweyne ku xigeenka dalka Rigathi Gachagua ayaa kenyaanka u sheegay in la xaqiijinaya badqabkooda iyadoo maanta ay dhacayaan dibadbaxyada isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja-One Kenya.
Gachagua ayaa xilli uu ku sugnaa ismaamulka Nyeri dhammaan kenyaanka ku boorriyey inay sidii caadiga ahayd u sii wataan howlahooda shaqo.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in dowladdu ay diyaarisay tallaabooyin kala duwan oo lagu badbaadinaya nolosha dadweynaha iyo hantidooda.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here