DHAGEYSO:Xildhibaanka Galbeedka Wajeer oo sheegay in ardayda dugsiga sare ee deegaankaasi aan lacagta iskuullada loo soo fiijin karin

0
298

Xildhibaanka laga soo doortay deegaan baarlamaaneedka Galbeedka ismaamulka Wajeeer Yuusuf Faarax (Muliiro) ayaa sheegay in ardayda wax ka barata dugsiyada sare ee ku yaalla deegaankaasi aanan lacagaha iskuulka ee fiiska loo soo fiijin doonin.
Waxaa uu ballanqaaday in xafiiskiisa uu bixin lacagaha fiiska ee ardayda aan awoodin inay bixiyaan.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa faahfaahinaya qodobkan

Audio Player