DHAGEYSO:Tallaalka Jadeecada oo laga billaabay Mandera

0
236

Waxaa ismaamulka Mandera laga daahfuray tallaal ka dhan ah cudurka Jadeecada sida uu ku soo warramayo Cabdiqafaar Cumar Ibraahim.