DHAGEYSO:Labo qof oo ku dhimatay weerar ka dhacay Mandera

0
397

Waxaa la xaqiijiyay in labo qof ay ku dhinteen weerar laga gaystay waqooyiga ismaamulka Mandera.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya.