Qaar ka mid ah hoggaamiyaasha muslimiinta ee ismaamulka Mombasa ayaa ku baaqay in aan laga qayb gelin isku soo baxyo uu isbeheysiga Azimio La Umoja-One Kenya shaaciyay inuu dhawaan qaban doono.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo dhameystiran Mombasa ka soo diray.