DHAGEYSO:Ardayda waxbarashada ku wanaagsan ee dugsiga agoomaha Dadaab oo la abaal mariyay

0
193

Waxaa magaalada Dadaab ee ismaamulka Garissa lagu qabtay xaflad lagu abaal marinayay ardayda waxbarashada ku fiican ee dhigta dugsiga agoonta ee magaladaasi.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan Dadaab ka soo diray.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here