Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa ka hadlay qorshayaashiisa horumarineed ee ku aaddan gobolka Xeebta ee wadanka.
Xilli uu shalay ku sugnaa ismaamulka Kilifi ayuu ballanqaaday in uu wax ka qaban doono arrimaha dhulka, islamarkaana uu soo nooleyn doono dhaqaalaha gobolka Xeebta.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo ballan qaaday in uu dib u soo nooleynayo dhaqaalaha...