DHAGEYSO:Hay’adaha xuquuqul aadanaha ee Xeebta oo taageeray go’aankii lagu kala diray SSU

0
187

Xubnaha ururrada bulshada iyo hay’adaha u dooda xuquuqul aadanaha ee gobolka Xeebta ayaa soo dhaweeyay go’aankii uu maalmo ka hor madaxweynaha dalka ku kala diray qaybtii gaarka ahayd ee waaxda dambi baarista.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya