DHAGEYSO:Rigathi Gachagua “Waan cafiyay cid waliba oo ii gaftay

0
317

Ku xigeenka madaxweynaha dalka Rigathi Gachagua ayaa soo jeediyay in la is cafiyo oo laga gudbo waxyaabihii horay la isku maandhaafay isagoo xusay inuu cafiyay cid waliba oo u gaftay.

Audio Player