Koox islaami ah oo laga mamnuucay India

0
280

Dowladda wadanka India ayaa gudaha dalkeeda ka mamnuucday koox magaceeda loo soo gaabiyo PFI.
Kooxdan oo islaami ah ayaa lagu eedeyay argagixisannimo.
Popular Front of India iyo xulafadeeda ayaa lagu soo rogay amar looga mamnuucaya India oo shaqeynaya shan sano ka dib howlgallo qaran oo bishan lagu xiray in ka badan 100 ka mid ah xubnaha PFI.
Booliska India ayaa sheegaya in qaar ka mid ah xubnaha kooxdan ay ku biireen ISIS oo ayna falal argagixiso ka gaysteen waddamada Syria, Iraq iyo Afghanistan.