DHAGEYSO:Culimada Wajeer oo ku baaqay in Axadda roobdoon la sameeyo

0
324

Golaha culimada iyo ducaadda ismaamulka Wajeer ayaa bulshada kula taliyay inay saddex maalmood soomaan oo ayna Axadda soo socoto Alle bari roobdoon ah sameeyaan si looga gudbo saameynta abaarta.