Qaar ka mid ah odayaasha ismaamulka Mandera ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in gobolka waqooyi bari uu hal wasiir ka helay wasiirrada cusub ee uu shalay magacaabay madaxweynaha dalka William Ruto.
Waxaa ay dhanka kale u hambalyeeyeen xildhibaanka deegaanka Garissa Township Aadan Barre Ducaale oo loo magacaabay wasiirka wasaaradda gaashaandhigga ee Kenya.