DHEGEYSO: Muturi oo doonaya in madaxweynaha uu kenyaanka la wadaago cidda afduubka gaysanaysa

0
256

Wasiirka wasaaradda adeegga dadweynaha ee dalka Justin Muturi ayaa mar kale ku adkeystay in uunan is casili doonin.
Waxaa uu madaxweynaha dalka William Ruto ka dalbaday inuu si cad kenyaanka ula wadaago cidda ka dambeysay falalka dilalka iyo afduubka ee dhacay.
Xilli uu ku sugnaa ismaamulka Mombasa ayuu wasiir Muturi tilmaamay in siyaasadda dowladda ay tahay mid aan taageerayn afduubyada sidaasi awgeedna loo baahan yahay in dhibaatadan si cad looga hadlo.