Shir looga hadlayay in cafis madaxweyne loo fidiyo ama xabsiyada laga siidaayo qaar ka mid ah maxaabiista ayaa lagu qabtay magaalada Garissa.
Waxaa shirkan ka qayb galay Dubat Cali Camey oo ka mid ah waxgaradka ismaamulkaasi, wuxuuna faahfaahin ka siiyay warbaahinta Star.