Wararka Kenya DHAGEYSO:Biyo dhaamin loo sameeyay qaxooti dhawaan yimid xeryaha Dadaab By star - September 15, 2022 0 384 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Gurmad biyo dhaamin ah oo ay hor kacayaan culimada iyo ganacsatada xeryaha Dadaab ayaa loo sameeyay dad ka soo qaxay abaarta Soomaaliya oo dhawaan soo gaaray Dadaab. Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan faahfaahinaya https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/09/Baaruud-Dadaab-1.mp3