Waxaa xeryaha qaxootiga ee Dadaab ku sugan dad dhawaan yimid oo ka soo qaxay dalka Soomaaliya kuwaasoo aynan weli qaabilin hay’adaha gargaarka waxayna wajahayaan duruufo nololeed.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa u kuur galay xaaladahooda warbixintanna nooga diyaariyay.