Tirada dadka ku dhintay daadadka Uganda oo korortay

0
277

Waxaa sare u sii kacday tirada dadka ee ku dhintay daadadka ka dhashay roobab ka da’ay dalka Uganda.
Ilaa iyo hadda waxa la xaqiijiyay dhimashada 22 qof.