Guddiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee EACC ayaa sheegay inuu baaritaano dabagal ah ku sameynaya qaar ka mid ah shaqaalaha dowladda oo markii la howlgelinayay ama la dallacsiinayay adeegsaday shahaadooyin waxbarasho oo been abuur ah.
Qoraal uu guddigu soo dhigay bartiisa rasmiga ee Twitter-ka ayuu ku sheegay in kiisaska noocani ah ay sare u kaceen.
Waxaa qoraalka ku cad in tani aynan keliya dembi ahayn balse ay sidoo kale liddi ku tahay xeerarka cutubka 6-aad ee dastuurka dalka oo qeexaya hoggaanka iyo hufnaanta.
In kastoo guddigu uunan shaacin magacyada shaqaalaha dadweyne ee uu baaritaannada ku hayo waxaa uu xusay in shakhsiyaadkan ay dib u bixin doonaan lacagaha ay mushaar ahaan u qaateen iyagoo isticmaalaya shahaadooyin faalis ah.
1. On the integrity of candidates, EACC has dutifully discharged its burden. It submitted to IEBC a list of 241 aspirants with UNRESOLVED INTEGRITY QNS. It supported integrity petitions in court. CITIZENS shud NOW take it from there & do their bit. #IntegrityInThe2022Elections
— EACC (@EACCKenya) July 12, 2022
3. WHAT SHOULD CITIZENS DO? The people seeking election to various offices are known to the voters. There is no foreigner seeking any elective position in Kenya. UNDERTAKE MORAL AND ETHICAL EVALUATION OF ALL CANDIDATES and vote for those suitable. #IntegrityInThe2022Elections
— EACC (@EACCKenya) July 12, 2022
4. If you vote for unethical persons, they will plunder your resources. They will not support anti-corruption initiatives. They will not practice impartiality in decision-making. They will not serve public interest. They will not be accountable. #IntegrityInThe2022Elections
— EACC (@EACCKenya) July 12, 2022